Isku xirrada

War

MSF oo ka Hadashay Dilkii Shaqaalaheeda


MSF oo ka Hadashay Dilkii Shaqaalaheeda

MSF oo ka Hadashay Dilkii Shaqaalaheeda

Agaasimaha guud ee Hay’adda MSF Belgium, Christopher Stokes ayaa Ka hadlay dilkii dhowaan magaalada Muqdisho loogu geystay laba ka Mid ah shaqaaleheeda. Agaasimaha ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA-da laanteeda afka soomaaliga ku ku faah faahiyay sidii uu u dhacay Dilkaasi iyo qorshaha hay’adda.

Wareysi uu Haaruun Macruuf oo VOA-da ka tirsan la yeeshay Christopher Stokes qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG