Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxamed Morsi oo Maanta La Dhaariyay


Madaxweynaha cusub ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa maanta oo Sabti ah loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada ee dalka Masar

Dhaartan ayaa ku soo beegmeysa maalin un ka dib markii Mr. Mursi oo qudbad u jeediyay kumanaan taageerayaal ah oo isugu soo baxay fagaaraha Taxriir Square ee magaalada Qaahira, uu ku dhaartay inuu noqon doono madaxweynaha guud ahaan shacabka masar isla markaana uu rabitaankooda ku shaqeyn doon.

Warbixinta dhaarinta oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG