Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mooshin la Horgeeyey Golaha Wakiilada Somaliland


Hargeysa:Faarax Macallin iyo Shirguddoonka labada Gole
Hargeysa:Faarax Macallin iyo Shirguddoonka labada Gole

Mooshinka ayaa ka hadlayey wax-ka-beddel lagu sameynayo xeer-hoosaadka golaha Wakiilada, waxana uu dhaliyey buuq iyo sawaxan

Mooshinka ayaa ku saabsanaa tirada dooran karta ama bedali karta shir-guddoonka Golaha Wakiilada. Tirada ayaa hadda ah 55 mudane, ha yeeshee, mooshinka ayaa soo jeedinaya in tiradaas wax dooran karta ama beddali karta laga dhigo 42 mudane.

Mooshinkan waxa shir-guddoominayey ku-xigaanka labaad ee baarlamaanka, halka Guddoomiyihii iyo Ku-xigeenkiisiiba ay waddanka Findland ku maqan yihiin.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG