Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliyihii Socdaalka Garoonka oo la Dilay


Maxamuud Maxamed Caddow "Dhabarey" oo ahaa Taliyihii Socdaalka ee Garoonka Muqdishu ayaa dablay hubaysan ay goor dhowayd ku toogteen magaalada Muqdishu.

Taliyaha ayaa la sheegay inuu la socday baabuur kadib markii ay soo toogteen dbalay kale oo baabuur ku baxsatay.

Wararkan oo faahfaahsan goor dhow filo

XS
SM
MD
LG