Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal Al-Qaacida ah oo Duleedka Muqdisho lagu Dilay


Sarkaal Al-Qaacida ah oo Duleedka Muqdisho lagu Dilay
Sarkaal Al-Qaacida ah oo Duleedka Muqdisho lagu Dilay

Bilaal Al-Burjaawi oo asal ku leh dalka Lubnaan, hase yeeshee ku dhashay kuna koray Britain ayaa diyaaradaha drones-ka ahi dileen

Bilaal Al-Barjaawi oo waalidiintiisu ka yimaaddeen dalka Lubnaan, hase yeeshee ku dhashay kuna koray Britain ayaa diyaarahada drones-ka ahi ku dileen duleedka magaalada Muqdisho.

Afhayeenka ururka Al-Shabab Sheekh Cali Mohamuud Raage ayaa xaqiijiyey dhimashada sarkaalkan.

Dilkan ayaa yimid iyada oo ciidamada DKMG ee Somalia oo garab ka helaya kuw AMISOM ay weeraro xiriir ah ku qaadeen goobaha uu ururka Alshabab kaga haray magaalada Muqdisho.

Warkan oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG