Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkey: Mashaariicda Ayaan Kordhinaynaa


Turkey: Mashaariicda Ayaan Kordhinaynaa
Turkey: Mashaariicda Ayaan Kordhinaynaa

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Sayn Bekir Bozdag ayaa manata ka dhoofay Magaalada Muqdishu kaddib booqahso laba maalmood ahayd oo uu ku tagay halkaasi isagoo Maanta xarigga ka jaray mashaariic dawladda Turkiga ay ka hirgelinayso Magaalada Muqdishu.

Mr Bozdag ayaa ballanqaaday in dawladda iyo hay’adaha Turkigu ay sii ballaadhin Doonaan barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka bani’aadminnimo ee ay ka wadaan Soomaaliya.

Faahfaahinta warbixintaasi halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG