Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalsoonida ayaan kala noqoneeynaa


Kalsoonida ayaan kala noqoneeynaa
Kalsoonida ayaan kala noqoneeynaa

Qaar ka mid ah xubnaha golaha baarlamaanka ku meel gaarka ah ee Soomaliya ayaa shaley kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Xidhibaanada kulmay ayaa sheegay inay kalsoonidii kala noqonayaan Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyagoo ku eedeeyay inuu qaban waayay Fadhiyada Baarlamanka.

Qaar kale oo ka mid ah xildhibaanada baarlamanka ayaa iyana Qaba in haatan aysan habooneyn in waqti lagu lumiyo isqabqabsi baarlamanka dhexdiisa ah isla markaana la xushmeeyo heshiiskii Kampala ee Baarlamanku ansixiyay.

Wareeysiyo ku saabsan arintaasi halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG