Xawaaladdaha Soomaalida ee Maraykanka ayaa waxaa soo wajahaya walaac aad u sarreeya kaddib markii bangiga Franklin ee Minnesota oo ay isticmaalaan shirkaddahani uu mar kale u soo diray fariin uu ku sheegay in adeegga xawaaladdaha uu ugu danbeyn joojin doono 30ka bishan Decenmber.
Jaalliyada Soomaalida ee Maraykanka degan ayaa arrintaaasi walaac aad u sareeya ka muujinaya.
Warbixin arintaasi ku saabsan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.