Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Xawilaadaha oo Shaqada Joojiyey


Minnesota: Xawilaadaha oo Shaqada Joojiyey
Minnesota: Xawilaadaha oo Shaqada Joojiyey

Xawilaadaha Soomaalida ee Gobolka Minnesota ayaa maanta joojiyey qabashada lacagaha xaillaadaha ah maalin ka hor markii loo qabtay in la xayirayo xiisaabaadkooda. Mid ka mid ah shirkadaha xawilaadaha ayaa idaacadda VOA u sheegay inay durba joojiyeen lacagaha la dirayo, waxayna dhinaca kale bixinayaan oo keliya lacagihii la soo diray maanta ka hor.

Arrintan ayaa ka dambaysya markii bankiga ay shirkadaha xawillaadduhu isticmaalayeen uu sheegay inay joojinayo wada shaqayntii uu la lahaa xawilaadaha Soomaalida malainta berrito ee Diisambar 30-keeda.

XS
SM
MD
LG