Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imam ka Hadlay Gubidda Qur'aanka


Imam ka Hadlay Gubidda Qur'aanka
Imam ka Hadlay Gubidda Qur'aanka

Maalmihii la soo dhaafay dalka Afghanistan waxaa hareeyay dibadbaxyo looga soo horjeedo, gubid loo geystay nuqulo ka mid ah kutubta Qur’aanka oo ka dhacday saldhig ciidamada mareykanka ay ku leeyihiin waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Kabul.

Rabshado ka dhashay dibad baxyadaasi waxaa ku dhintay ku dhawaad 40 qof oo 4 ka mid ah ay Mareykanka u dhasheen.

Madaxwenaha mareykanka Barack Obama iyo saraakiisha gaashaandhigga ayaa arintaasi ku tilmaamay mid si qalad ah ku dhacday, raaligelinna ka bixiyay, balse taasi waxba kama tarin dejinta dibadbaxyada carada wata.

Hadaba waxaan arintaasi ka wareysanay Madaxa ha,yada isku xirka culimada Somaliyeed ee woqooyiya Ameerika , ahna imaamka masaajidka Darul Hijra ee MPLS Minnisota ee dalka mareeykanka Sheik Cabdirahman Shariif.

wareysiga halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG