Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Dabbaaldegga 1da Luulyo


Minnesota: Dabbaaldegga 1da Luulyo
Minnesota: Dabbaaldegga 1da Luulyo

Dabbaaldeg aad u balaaran ayaa Soomaalida deggan gobolka Minnesota ee Maraykanku ay xalay iskugu soo baxeen magaalada Minneapolis

Dabbaaldeg aad u balaaran ayaa Soomaalida deggan gobolka Minnesota ee Maraykanku ay xalay isku soo baxeen magaalada Minneapolis. Dabbaaldeggan ayaa aad uga duwanaa kuwii sanadihii hore, iyada oo tiro badani ay iskaga yimaaddeen magaalooyin badan oo gobolka ka tirsan.

Waxaa xusid mudan ee goobta dabbaaldegga la keenay neef geel ah oo koorihii u xiran yahay, kaasoo caruurta Soomaalida la saarayey, dadweynuhuna ay isku sawirayeen.

XS
SM
MD
LG