Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Weerarada Xildhibaanada Somalia


Baarlamanka
Baarlamanka

Illaa 15 xildhibaan ayaa la toogtay tan iyo into la sameeyey baarlamaankan hadda jira bishii September ee sanandkii 2012-ka.

Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan, ayaa sabtidii u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerar ay isla maalinkaas kusoo qaadeen kooxo hubeysan isaga oo kusii jeeda xarunta baarlamanka ee magaalada Muqdisho.

Illaa 15 xildhibaan ayaa la toogtay tan iyo into la sameeyey baarlamaankan hadda jira bishii September ee sanandkii 2012-ka.

Labadii xildhibaan ee ugu dambaysay waxaa la dilay 10-kii maalmood ee u damabysay.

Xuseen Barre Aadan ayaa warbixintan ku eegaya weerarada loo gaysanayo xildhibaannada iyo waxa ugu wacan.

Dilalka Xildhibaannada Baarlamanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

XS
SM
MD
LG