Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Hoos u Dhigay Dagaalada Muqdisho?


Maxaa Hoos u Dhigay Dagaalada Muqdisho?
Maxaa Hoos u Dhigay Dagaalada Muqdisho?

Dagaalada Muqdisho waxay hoos u dhaceen wixii ka dambeeyay dagaalkii lagu hoobtay ee Ramadaanka.

Waxaa hoos u dhac ku yimid weeraradii iyo dagaaladii magaalada Muqdisho ku dhexmari jiray ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo kooxaha hubeysan ee ku kacsan dowladda sida al-Shabaab iyo Xisbul Islaam oo iyaguna isku dhinac ah. Arrintaasi ayaa dad badan waxay u arkaan inay ugu wacan tahay ka dib markii ay dhinacyadu arkeen inaan dagaalku natiijo lahayn.

C/qaadir Maxamed Nuunow ayaa khadka telefoonka ku wareystay Liibaan Cabdi Cali oo ah wariye madaxbannaan oo ku sugan magaalada Muqdisho. Wuxuuna ugu horeeyn ka warramay sida ay tahay xaaladda guud ee magaalada Muqdisho.

XS
SM
MD
LG