Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar: Rabshadaha iyo Dhibaatada Dhaqaale


Masar: Rabshadaha iyo Dhibaatada Dhaqaale
Masar: Rabshadaha iyo Dhibaatada Dhaqaale

Dalka Masar ayaa la sheegaa in lacag aad u badani ay maalin walba ka khasaarto, taasoo ay ugu wacan tahay rabshadaha hadda ka taagan

Dalka Masar ayaa la sheegaa in lacag aad u badani ay maalin walba ka khasaarto, taasoo ay ugu wacan tahay rabshadaha hadda ka taagan.

Dhinaca kale, wararka qaar ayaa iyaguna sheegaya in qoyska Madaxweyne Mubarak ay haystaan hanti u dhaxaysa 40-70 bilyan oo dollar, taasoo, haddii wararkaas oo uu wargeyska The Guardian ee dalka Britain kasoo baxaa uu qoray, ka dhigi doonta mid ka mid ah qoysaska ugu hodansan adduunyada.

Hussein Barre Aden oo VOAda ka tirsan ayaa wareysi la yeeshay Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan madaxda Bangiga caalamiga ah ee City Bank, waxana uu marka hore weydiiyey sida rabshadaha hadda socdaa ay u saameyn karaan dhaqaalaha waddanka Masar

Wareysiga oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG