Isku xirrada

War

Masar oo Bandow lagu Soo Rogay


Masar oo Bandow lagu Soo Rogay

Masar oo Bandow lagu Soo Rogay

Dalka Masar waxaa lagu soo rogay Bandow ka dib markii ay xoogeysteen bannaan baxyada.

Dowladda Masar ayaa ku dhowaaqday bandow xiliga habeenkii ah, ka dib markii ay xoogeysteen mudaaharaadyada ka dhanka ah dowladda dalkaasi.

tobonaan kun oo masaari ah ayaa mudaaharaad ka sameeyay dalkaasi salaaddii Jimcaha ka dib, kuwaasoo dalbanayay in la soo afjaro xukunka muddada dheer ee madaxweyne Xusni Mubaarak.

Mudaahaaradka Jimcihii waxaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu xoogga badnaa, tan iyo markii ay bannaanbaxyadu bilowdeen Talaadadii.

Waxaa dalka Masar go'an Isgaarsiintii, Adeegii Internetka iyo fariimihii qoraalka ee ay SMS-ka Mobileka.

XS
SM
MD
LG