Isku xirrada

War

Masar: Baarlamaankii oo la kala Diray


Masar: Baarlamaankii oo la kala Diray

Masar: Baarlamaankii oo la kala Diray

Ciidanka qalabka sida ee hadda xilka dalka Masar haya ayaa kala diray baarlamaankii, dastuurkii Masarna ku dhaqankiisa joojiyey.

Ciidanka qalabka sida ee hadda xilka dalka Masar haya ayaa kala diray labadii aqal ee uu ka koobnaa baarlamaanka dalka Masar, dastuurkii waddankana ku dhaqankiisa joojiyey.

XS
SM
MD
LG