Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Wasiirka Arri. Gudaha ee DKMG


Martida: Wasiirka Arri. Gudaha ee DKMG
Martida: Wasiirka Arri. Gudaha ee DKMG

Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga ee DKMG Cabdisamad Macallin Max'uud.

Wasiirku wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriira sababaha DKMG ka hortaagan inay gacanta ku dhigto amniga Muqdisho iyo waliba caqabaddaha hortaagan sidii gar-gaar loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaruhu aafeeyeen.

XS
SM
MD
LG