Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Tababaraha Gabdhaha Kubbada Koleyga


Martida: Tababaraha Gabdhaha Kubbada Koleyga
Martida: Tababaraha Gabdhaha Kubbada Koleyga

Toddobaadkan waxaa marti ku ah barnaamijkan Mulki Nuur Muudeey oo ah tababaraha gabdhaba kubbada koleyga Somalia.

Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Mulki Nuur Muuday oo ka mid ah ciyaartooydii hore ee xulka qaranka, isla markaana haatan tababare u ah gabdhaha qaranka ee kubadda koleyga.

Gabdhaha kubbadda koleyga ayaa dhawaan dalka Kenya kaga qeybgalay tartanno ay la yeesheen kooxo kale duwan.

Mulki waxay barnaamijkan kaga jawaabaysaa su'aallo la xiriira guud ahaan xaaladda ciyaaraha gabdhaha ee xilligan ee dalka Somalia.

XS
SM
MD
LG