Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Ra’iisal Wasaare C/wali Maxamed Cali


Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah ra'iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali “Gaas” oo ku sugan magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Ras’iisal wasaaraha ayaa ka hadlay dagaaladii u dambeeyay ee u dhexeeyay dowladda ku meel gaarka ah iyo kooxda al-Shabaab, iyo sida uu ugu faraxsan yahay la wareegista dowladda ee Degmada Afgooye iyo degaanka Ceelasha biyaha.

Ra’iisal wasaare Gaas ayaa sidoo kale barnaamijkan uga hadlaya shirkii dhowaan lagu soo gabagabeeya magaalada Addis Ababa ee dalka Ehiopia ee ay lahaayeen dhinacyada Soomaalida Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Ra’iisal wasaaraha dowldda ku.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG