Isku xirrada

War

Martida: Prof Saciid Samatar

  • Falastin Iman

Martida: Prof Saciid Samatar

Martida: Prof Saciid Samatar

Barnaamijka Martida Mikrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Prof. Saciid Samatar oo wax ka dhigaya jaamacadda Rudgers oo ku taalla gobolka New Jersey ee dalkan Maraykanka.

Prof, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo ku saabsan qalalaasaha ka taagan Maraykanka ee ku aadan xadka deynta dowladda.

XS
SM
MD
LG