Isku xirrada

War

Martida Mikrafoonka: Max'ed Qanyare

  • Falastin Iman

Martida Mikrafoonka: Max'ed Qanyare

Martida Mikrafoonka: Max'ed Qanyare

Max'ed Qanyare Afrax wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda Muqdisho iyo in hoggaamiye-kooxeedyadii ay soo noqon karaan iyo in kale.

Barnaamijka Martida Micrafoonka waxaa caawa marti ku ah Xildhibaan Max'ed Qanyare Afrax oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, horena uga mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii magaalada Muqdisho.

Qanyare wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda Muqdisho ee kabixistii al-shabaab ee Muqdisho iyo waliba haddii uu jiro damac ay hoggaamiye-kooxeedyadii Muqdisho ku doonayaan inay mar kale dib ugu soo noqdaan magaalada.

XS
SM
MD
LG