Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Mikrafoonka iyo Faaduma Jaamac


Faaduma Jaamac waxay ka tirsan xubnaha Golaha Guurtida ee Somaliland.

Todobaadkan barnaamijka Martida Mikrafoonka oo ay magaalada Hargeysa ku soo diyaarisay Weriyaha VOA Sahra Ciidle Nuur, waxaa marti ku ah Faaduma Jaamac Ileeye, oo ka tirsan gollaha guurtida Somaliland.

Faaduma waa xubinta kaliya ee haween ah ee ka tirsan gollahan oo ka kooban 82 xubnood, waxayna gollahan ka biirtay kadib markii uu dhintay seygeedii oo xubin ka ahaa golaha Guurtida oo ay isaga badashay.

Faaduma waxay barnamijkan uga hadleysaa doorta haweenku ku leeyihiin golaha guurtida iyo siyaasada Somaliland.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka oo dhamaystiran

XS
SM
MD
LG