Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka: Shukri X. Bandare


Martida Makrafoonka: Shukri X. Bandare
Martida Makrafoonka: Shukri X. Bandare

Barnaamijka Martida waxaa marti ku ah toddobaadkan Shukri Xaaji Ismaacil Bandare oo xalay magaalada New York lagu guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah.

Shurkri waxay madax u tahay hay'ad lagu magacaabo Candle Light oo ka shaqeysa Somaliland, waxaana abaalmarintan guddoonsiisay ururka caalamiga ee ka shaqeeya dhulka xasaradaha ee ICG

Shurki ayaa abaalmarinta la guddoonsiiyay ku waxqabadkeeda ku aadan horumarinta waxbarashada iyo deeggaanka.

Shurki waxay barnaamijkan uga hadlaysa abaalmarinta lagu guddoonsiiyay waxay ka dhigan tahay iyo waxay ku kordhin karto ama ka beddeli karto shaqadeeda.

Qeybtan hoose ka dhageyso wareysiga Shukri Bandare.

XS
SM
MD
LG