Isku xirrada

War

Martida Makrafoonkan iyo Kahin Maxamed Axmed


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Kahin Maxamed Axmed oo ka mid ah musharaxiinta baarlamanaka Sweden.

Dalka Sweden waxaa 19ka bisha September ee sanadkan loo dareeri doona doorashada baarlamaanka dalkaasi, musharaxaiinta u tartamaysa doorashadaasi waxaa ka mid laba mushrax oo soomaali ah.
Kahin Maxamed Axmed oo ka mid ah labadaasi mushrax ayaa marti inoogu ah barnaamijka martida isaga oo ka warramaya sababta ku kaliftay in uu u tartamo Baarlamaanka Sweden.
Dalka Sweden waxaa 19ka bisha September ee sanadkan loo dareeri doona doorashada baarlamaanka dalkaasi, musharaxaiinta u tartamaysa doorashadaasi waxaa ka mid laba mushrax oo Soomaali ah.
Kahin Maxamed Axmed oo ka mid ah labadaasi mushrax ayaa marti inoogu ah barnaamijka martida isaga oo ka warramaya sababta ku kaliftay in uu u tartamo Baarlamaanka Sweden.
XS
SM
MD
LG