Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka: R/wasaare Cabdiweli

  • Abdirahman Yabarow

Martida Makrafoonka: R/wasaare Cabdiweli

Martida Makrafoonka: R/wasaare Cabdiweli

Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadka waxaa marti ku ah Raisal-wasaare Cabdiweli Max'ed Cali oo nagu soo booqday Studio-yaha VOA ee Washinton DC.

Raisal-wasaare Cabdiweli Max'ed wuxuu barnaamijkan Martida kaga jawaabayaa su'aallo la xiriirra xaaladda abaaraha ee Somalia, shirkii wadatashiga ee Muqdisho iyo waliba safarkiisa Maraykanka uu ku joogo.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG