Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Xanuunka Maskaxda


Barnaamijka todobaadkan waxaan ku eegaynaa warbixintii WHO ee xanuunka maskaxda iyo dagaalada Somalia.

Barnaamijka waxaa marti u ah Axmed Cabdulle Tooxow oo dawladda Australia kala shaqeeya wax u qabashada dadka ajaanibka ah ee qaba xanuunada maskaxda.

Waxaanan barnaamijka ku gorfayn doonna xanuunada maskaxda ee ka dhashay dagaalada Somalia iyo saamynta ay ku leeyihiin Soomaalida gudaha iyo dibadda.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG