Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Xaaladda Masar


Martida Makrafoonka iyo Xaaladda Masar
Martida Makrafoonka iyo Xaaladda Masar

Barnaamijka waxaa marti u ah Hibaaq Osman oo ah guddoomiyaha urur u dooda xuquuqda haweenka carabta oo xaruuntiisu Qaahira tahay.

Xaaladda dalka Masar ayaa dhowrkii maalmood ee u dambeeyay ahayd mid kacsan, iyada oo ay dadweyne bannaanbaxaya ay codsanayaan in uu is casilo madaxweyne Mubaarak oo 30 sano hayay talada dalka.

Barnaamijkeena waxaan ku eegi doonnaa sababta ka dambaysa bannaabxayadan iyo sida ay markii hore ku bilaabmeen.

Sidoo kale waxaan barnaamijka ku eegi doonnaa niolosha dalka Masar iyo arrimaha sahlay in ay bannaanbaxyadu sii socdaan.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG