Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland


Martida Makrafoonka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

Martida Makrafoonka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

Iyada oo wali lagu jiro ololihii doorashada Somaliland, ayaa waxaa todobaadkan Marti noo ah wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale.

Wasiirka oo u hadlaya xukuumdda iyo xibiga talada haya ee UDUB ayaa ka ja waabaya su'aalo la xidhidha wax qabadka xukuumadda iyo qorshayaasha cusub ee dadweynaha u soo bandhigayaan.

Sidoo kale wasiirku waxaa uu ka warramayaa arrimaha la xidhiidha argagixisada iyo ammaanka Somaliland.

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG