Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Madaxweynaha DDS ee Ethiopia


Martida Makrafoonka iyo Madaxweynaha DDS ee Ethiopia

Martida Makrafoonka iyo Madaxweynaha DDS ee Ethiopia

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa marti u ah Barnaamijka Martida Makrafoonka .

Madaxweyanaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Daa'uud Maxamed Cali ayaa ka warramayaha xaalaadda amaanka iyo siyaasadda ee deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.

Madaxweynaha ayaa tilmaamaya waxayaabaha uu soo kordhiyay maamulkiisu tan iyo intii uu talada qabtay muddo ku dhow sannad iyo badh ka hor.

Haaruun Macruuf ayaa ka waraystay madaxweynaha arrimo kala duwan oo saamaynaya nolosha Soomaalida Ethiopia iyo gobolkaba.

ka dhegayso barnaamijka qaybta hoose ee boggan

XS
SM
MD
LG