Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Jaamacadda Jigjiga


Todobaadkan barnaamijka waxaa marti u o ah Guddoomiyaha Jaamacadda Jigjiga Dr Cabdinaasir Axmed Ibraahim.

Maagalada Jigjiga ee Xaruunta Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa , saddex sano ka hor laga furay Jaamacaddii ugu horaysay ee laga hirgaliyo dhulka ay Soomaalidu degto ee Ethiopia.

Guddoomiyaha Jaamacadda ayaa Barnaamijka Martida Makrafoonka uga warramay sida ay ku timid jaamacaddu iyo heerka ay imika marayso.

XS
SM
MD
LG