Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Is-casilaadda Mubaarak


Martida Makrafoonka iyo Is-casilaadda Mubaarak
Martida Makrafoonka iyo Is-casilaadda Mubaarak

Barnaamijka waxaan ku eegi doonna waxyaabihii soo dadajiyay is-casilaadda Mubaarak iyo waliba isbedellada ka dhacay Masar iyo Tunisia.

Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Maxamuud Sh Axmed Dalmar oo ah suxufi rug cadaa ah kuna xeel dheer arrimaha caalamka Islaamka.

Waxaanan ku falanqaynaynaa sababaha soo dedejiyay is casiladda Mubaarak Iyada oo bil ka hor uu is casilay Madaxweynihii Tunisia.

XS
SM
MD
LG