Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Interpeace


Barnaamijka waxaa marti u ah Mas'uul ka tirsan Xafiiska Interpeace ee Bariga iyo badhtamaha Africa Cabdiraxmaan Cismaan Raage.

Arrimaha ugu muhiimsan ee aan barnaamijka todobaadkan ku soo qaadanay ayaa waxaa ka mid ah faahfaahinta socdaal ay xubno ka so cda Interpeace iyo ururada bulshada rayidka ah ay ku yimaadeen dalka Maraykanka, kaasi oo ay ku soo bandhigeen diraasad ku saabsan kaalinta ay bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed kaga jiraan dadaalka nabadaynta Somalia.

Waxa kale oo uu Cabdiraxmaan Raage ka warramaya khilaafa hay'adda Interpeace iyo Somaliland soo kala dhexgalay iyo halka u ku dambeeyay.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG