Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Hibaaq Osman


Martida Makrafoonka iyo Hibaaq Osman

Martida Makrafoonka iyo Hibaaq Osman

Barnaamijka waxaa marti u ah Hibaaq Ibraahim Cismaan Guddoomiyaha ururka Karaama ee u dooda xuquuqda haweenka dalalka Carabta.

Karama waa urur caalami ah oo u dooda xuquuqda haweenka wadamada Carabta oo ay xaruuntiisu tahay magaalada Qaahira.

Hibaaq Ibraahin Cismaan waxa ay ka mid tahay 500 oo qof oo ay jaamacadda Georgetown ee dalka Maraykanku ay ku tilmaantay in ay yihiin dadkii ugu saamaynta badnaa dunida muslinka sanadkii 2009kii.

Baraanamijka waxaan ku eegi doonna asaaska Ururka Karama iyo xaaladda nolosha haweenka ee wadamada carbeed iyo xuquuqda dumarka haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan sida ay dagaaladu u saameeyeen.

XS
SM
MD
LG