Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Dr Maxamuud Cabdulaahi Jaamac


Martida Makrafoonka iyo Dr Maxamuud Cabdulaahi Jaamac
Martida Makrafoonka iyo Dr Maxamuud Cabdulaahi Jaamac

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah siyaasiga Soomaaliyeed ee Dr Maxamuud Cabdulaahi Jaamac(Sifir).

Dr Maxamuud Cabdulaahi, waxaa uu barnaamijka ku eegayaa siyaasadda Somalia iyo asaaska mushkiladda labaatan jirsatay.

Waxaa uu si gaar ah u eegayaa asalka mashaakilka Somalia, isaga oo u arka in fahamka mushkiladdu uu qayb ka yahay xal helidda.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG