Dr Khadiija Maxamed Cali ayaa 25ka bishan u tartamaysa xubinimada golaha deegaanka Magaalada ay soomaalidu ku badant ahay ee Toronto, Canada.
Waa markii labaad ee ay Dr Khadiija xilkan u tartanto.
Barnaamijka Martida Makrafoonka ayay uga warrantay waxyaabaha ku kalifay in ay ka qayb qaadato tartankan, iyo cidda ku taageeraysa ololaha ay ku jirto iyo arrimo kala duwan oo la xidhiidha nolosha Soomaalida.
Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.