Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Cabdulaahi Hantiwadaag


Martida Makrafoonka iyo Cabdulaahi Hantiwadaag

Martida Makrafoonka iyo Cabdulaahi Hantiwadaag

Barnaamijka waxaa marti u ah Suxufiga rug cadaaga ah ee Cabdulaahi Sh Xuseen Hantiwadaag.

Barnaamijka todobaadkan waxaanu ku gorfaynaynaa arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin marxaladihii ay soo martay saxaafadda Somalia.

Cabdulaahi Sh Xuseen Hanti wadaag, oo muddo badan soo ahaa suxufi madaxna ka noqday idaacaddii qaranka ee Radio Muqdisho, ayaa nala eegaya is bedelada ay saxaafaddu soo martay.

Sidoo kale waxaanu barnaamijka uga hadli doonnaa is barbar dhig lagu samynayo maamulkii Maxamed Siyaad Barre iyo kacdoonada haattan ka socda dalalka carabta.

Barnaamijka oo dhan ka dehgayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG