Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Afhayeenka Maamulka Soomaalida Ethiopia


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti inoogu ah Madaxa Warfaafinta ee dawlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Guuleed Casoowe.

Qodobada ugu muhiimsan ee barnaamijka todobaadkan waxaa ka mid ah Xurriyadda Saxaafadda ee Somaalida Ethiopia , xaaladda bini aadminimo ee dhulka soomaalidu degto ee Ethiopia.

Arrimaha kale ee aad barnaamijka ku maqli doontaan ayaa waxaa ka mid ah qorshaha siyaasadeed ee dawlad deegaanka Soomaalidu ugu talagashay dagaalada ka socdo deegaankaasi.

Miisaaniyadda iyo hanaanka loogu qaybiyo golabada deegaanka soomaalida Ethiopia ayaa ka mid ah arrimaha aad ku maqli doontaan Barnaamijka.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG