Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Hadraawi

  • Maryan Qalanjo

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Hadraawi

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Hadraawi

Barnaamijkan waxaa toddobaakan marti ku ah Abwaan Max'ed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ka hadlaya suugaantiisii iyo taariiq nololeedkiisii.

Barnaamijkan waxaa toddobaakan marti ku ah Abwaanka Soomaaliyeed ee Max'ed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Hadraawi wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo ku saabsan suugaantiisa iyo goorta ay bilaabatay iyo waliba taariikh nololeedkiisa.

Weriyaha VOA Nairobi Maryan Max'uud Barre ayaa abwaan Hadraawi kula kulantay magaalad Nairobi oo barnaamijkan Martida Makrafoonka ka soo diyaarisay.

XS
SM
MD
LG