Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka: Cabdiraxman Axmed Aden


Xiriiriyaha luuqadaha iyo dhaqanka dugsiyada dowliga ah ee magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota Cabdiraxman Axmed Aden ayaa marti ku ah waxuuna ka hadlayaa dhibaatada iyo caqabada la soo gudboonaada ardayda dugsiyada Minneapolis.

Barnaamijka oo maqal ah halkan hoose ee qoraalkan ka dhageyso

XS
SM
MD
LG