Isku xirrada

War

Martida Makrafoonka: Cabdicasiis Sugule

  • Falastin Iman

Barnaamijka waxaa marti ku ah C/casiis Sugule oo ah madaxa midowga shirkaddaha xawaaladaha ee gobolka Minnesota.

C/casiis wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa shirar ay shirkadahani la kulmeen xubnaha congress-ka ee laga soo doorto gobolka Minnesota taasoo la xiriirta kaddib markii bangiga Frankelin ee Minnesota uu dhawaan sheegay inuumuddo 2 week ah ku joojinayo adeegyada xawaaladdaha ee uu sameeyo shirkaddaha Soomaalida.

Bangiga ayaa shalay ku dhawaaqay in muddo 2 toddobaad oo dheeraaad ah uu ku kordhiyay wakhtiga uu u qabtay shirkaddaha taasoo ku eg dhamaadka bishan December.

Haddaba wareysiga oo buuxa qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG