Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti inoogu ah mid ka mid ah aasaasayaasha guddiga barayaasha af Soomaaliga ee waqooyiga yurub.

Yuusuf Xaaji Cabdulaahi Xasan , waa xubin ka mid ah aasasayaasha guddiga barayaasha af soomaaliga ww wadamada waqooyiga yurub, waxaanan ka waraysanay sida ay u suurtagsahay in Af Soomaali loo dhigu caruurta Soomaalida ah ee ku nool wadamada waqooyiga yurub.

Sidoo kale waxaa uu faahfaahin ka bixiyay sababta loo aasaasay guddiga barayaasha af soomaaliga ee waqooyiga yurub.

Barnaamijka oo dhamaytiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG