Isku xirrada

War

Martida Makarafoonka: Todobaadkii Soomaalida ee London


Martida Makarafoonka: Todobaadkii Soomaalida ee London

Martida Makarafoonka: Todobaadkii Soomaalida ee London

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaad ku maqli doontaan Bandhigga Todobaadkii Soomaalida ee London oo lagu martiqaaday Abwaano.

Dhegaystayaal todbaadkii hore waxaa magaalada London ee dalka Britain , lagu soo gabagabeeyay Bandhig sanadle ah oo loogu magac daray todobaadka Somaalida, oo lagu soo marti qaado abawaano iyo sugaanyahanoo iyo fananaaniin Somaaliyeed.. bandhigan ayaa hadaba waxaa soo qaban qaabiya urur lagu magacaabo Kayd , hadaba Madaxa ururkaasi Ayaan Maxmuud Cashuur, ayaatodboaadakan barnaamijka marti inoogu ah, waxaanan ugu horayn weydiiyay in ay faahfahin naga siiso bandhiga todobaadka soomaalida ee London

XS
SM
MD
LG