Isku xirrada

War

Martida Makarafoonka: Soomaalida iyo Warbaahinta Casirga ah


Martida Makarafoonka: Soomaalida iyo Warbaahinta Casirga ah

Martida Makarafoonka: Soomaalida iyo Warbaahinta Casirga ah

Waxaa sanooyinkii u dambeeyay aad u soo badanayay adeegsiga Internet-ka, gaar ahaan waxaa aad u soo batay website-yo Soomaalidu leedahay.

Warbaahinta ku hadasha afka soomaaliga ayaa soo martay marxalado kala duwan, waxaana tan iyo markii uu soo shaac baxay adeegsiga aalladda Internetrka ifka u soo baxay bogag dhinaca Internetka ah oo ay Soomaalidu ku kala warqaadato.

Barnaamijkeenan waxaanu ku eegi doonna sida ay webtsaityaadsii u shaqeeyaan iyo sida ay dadku wararka uga qaataan, waxaa hadaba noo suurta gasahay inaanu waraysi la yeelano mid ka mida tifaftirayaasha bogaga Internetka ee Soomalida, Ahmed nasir jibriil faarax, waa tifaftiraha webisteka Hadhwanaagnews, waxaana uu ku noolyahay magaalada Toronto, waxaanan ugu horrayn weydiiyay sida ay ku timid fikradda asaaska websitka hadhawaanaag.

XS
SM
MD
LG