Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Barnaamijka waxaa inoogu marti ah Maxamed Cumar Aadan ( Gaanga) oo ah Diblomaasi sare oo ka tirsanaa safaaradda Soomaaliya ee Nairobi tan iyo 1979kii.

Waxaana uu barnaamijka kaga warramaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay dacwadda ku saabsan guri ay lahayd Safaaradda Somalia oo la iibiyay, hase ahaate ay maxakamadda sare ee Kenya ayaa dhawaan dib ugu soo celisay gacanta Safaaradda Somalia ee Kenya.

XS
SM
MD
LG