Isku xirrada

War

Martida Makarafoonka: Raxmo Xasan Axmed


Martida Makarafoonka: Raxmo Xasan Axmed

Martida Makarafoonka: Raxmo Xasan Axmed

Raxmo Xasan Axmed waa isuduwaha ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Britain, waxay ka warrameysaa qorshe ay ku caawinayaan Ardayda Soomaaliya kusugan.

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata jaamacadaha dalka Britain ayaa dhowaan waxay bilaabeen qorshe ay ku caawinayaan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata jaamacadaha gudaha Soomaaliya.

Haddaba barnaamijkeena Martida Makarafoonka waxaa marti inoogu ah isuduwaha ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Britain Raxmo Xasan Axmed oo sharaxaad ka bixin doonta qorshayaasha ay ku caawinayaan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta jaacadaha gudaha Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG