Isku xirrada

War

Martida Makarafoonka: Dr. Maxamed Rashiid


Martida Makarafoonka: Dr. Maxamed Rashiid

Martida Makarafoonka: Dr. Maxamed Rashiid

Martida Makarafoonka wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay aqoonsi raadiska Somaliland, waxaana marti ku ah la taliyaha madaxweyne Siilaanyo.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti inoogu ah Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan, oo ah la taliyaha madaxweynaha Somalialnd ee arrimaha aqoonsi raadiska.

Dr. Maxamed Rashiid wuxuu ka warrami doonaa arrimo badan oo ku saabsan Somaliland iyo siyaasadda caalamka ee Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG