Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Cabdiraxmaan Xaaji Ayaan


Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Cabdiraxmaan Xaaji Ayaan oo xubin ka ah ururka IDS oo ah urur gargaara barakacayaasha Soomaalida ee ku sugan gudaha Soomaaliya.

Ururkan ayaa dalkan Maraykanka ururin lacago ay ku gargaaraan Soomaalida ku dhibaateysan Soomaaliya.

Ururkan ayaa fadhigiisu uu yahay dalka Maraykanka.

XS
SM
MD
LG