Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Caasho Geelle Diiriye


Martida Makarafoonka: Caasho Geelle Diiriye
Martida Makarafoonka: Caasho Geelle Diiriye

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa maanta marti ku ah wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee Puntland Caasho Geelle.

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu maanta ku saabsan yahay Shirweyne lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe oo ay isugu yimaadeen Haweenka Soomaaliyeed ee Geeska Afrika.

Waxaa barnaamijka Marti ku ah marwo Caasho Geelle Diiriye.

XS
SM
MD
LG