Isku xirrada

Martida Micrafoonka: Dr. C/salaan Hadliye


Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. C/salaan Hadliye Cumar oo lataliye madax banaan u ah Wasaaradda maaliyadda ee TFG. Waxa uuna barnaamijkan ku faaqidi doonaa sida ay u shaqeyso qasnadda iyo akoonada dibadda ee dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qayta hoose.

XS
SM
MD
LG