Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Markab Laga sii Daayey Burcad-badeed Haysatay


Markab Laga sii Daayey Burcad-badeed Haysatay
Markab Laga sii Daayey Burcad-badeed Haysatay

Markab kuwa dagaalka ah ayaa ku guuleystay inuu sii daayo markab Jarmalka laga leeyahay oo burcad-badeed Soomaali ahi ay haysteen

Markab kuwa xamuulka oo laga leeyahay waddanka Jarmalka ayaa shalay laga sii daayey burcad-badeed Soomaali ah oo qafaashay. Marka kale oo ah kuwa loogu talo galay inay la dagaalamaan burcad-badeedda ayaa soo ag-joogsaday markabka la qafaashay, halkaas oo burcad-badeeddii ay iskaga carareen, markii ay naftooda u cabsadeen.

Warka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG